About us

About us

Waxaan nahay iskuulka ugu horreeya ee Soomaaliya oo bixiya manhajka STEM (Science, Technology, Engineering & Math). Ujeedadeenu waa in aan ardayda siino waxbarasho tayo leh oo casri ah, taasoo diiradda saaraysa hal-abuurka, tijaabada, iyo xalinta dhibaatooyinka dhabta ah ee bulshada.

Iskuulkeenu waxa uu leeyahay barnaamij gaar ah oo awood u siinaya ardayda in ay saddex sano kaliya ku dhammaystaan dugsiga sare, isla markaana ay helaan shahaadada rasmiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. Waxaan rumaysanahay in waxbarashada STEM ay tahay furaha mustaqbal ifaya. Sidaas darteed, waxaan dhiseynaa jiil cusub oo leh xirfado casri ah, karti hoggaamineed, iyo aragti ballaaran oo ka dhigaysa kuwo u diyaarsan tartanka caalamiga ah iyo horumarinta dalkeena.

Kaliya

Programs

Year 1

60% waa practical fasalka F2

Form 2

Year 2

60% waa practical fasalka F3

Form 3

Year 3

60% waa practical fasalka F4

Form 4

Structure

Theory
0 %
Practical / Lab
0 %

Availability

Saturday 07:00 AM - 05:00 PM
Sunday 07:00 AM - 05:00 PM
Monday 07:00 AM - 05:00 PM
Tuesday 07:00 AM - 05:00 PM
Wednesday 07:00 AM - 05:00 PM
Thursday 07:00 AM - 05:00 PM
Friday Closed